VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool - Lyrics

Qoraax soo baxaysiyo Dhool soo hilaaciyo Dhirtoo Ubax ka soo baxaay Dhulka waxa dulyaaloo dhan Kugumaan dhararsheen Dhulka beeran xaawiyo Dhashii nabi aadanbaad tahy Dhilaw yahanka geedaha La wadaaga dheeftee Naf jacaylku dhaawac Dhiiga yaa u shubi jiray
Queue is empty
-- / --