Heesta Haween ka doortaay - Lyrics
hubaashi midaan rabayee
haween aan ka doortaay
RABI igu hagaajaay
hanka la isu doortiyo
midkaan haybinaayow
way inoo hagaagtee
haldhaa waad i deeqdoo
hawshii ka raystee
hiilkii naftaydoow
hogaanka ii qabo
hablaha hargaysoo idil
hormoodkaan ka doortaay
hanteen calaf u yeeshaay