VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haween waa lama huraan - Lyrics

haween waa lama huraan mar waa hooyada macaan mar waa hilib kula dhashiyo hugaagiyo hoodo badanee hantiyo waa xariir haboon hantaaqana uma qalmaan haadiyo nacab looma looga hubaal iin looma yeelo huqiyo ciil looma gaystee hooyo halyay dhala weeye hooyo hiigsiga nolol weeyi hooyo hilinka guusha hooyo hoy weeyaan lagu hirtee ALLOW hab i bara janee aamiin ALLOW hab i bara janee haween waa la hadhsadaa mar waa hadhac iyo goboo mar waa hogol lagu nastoo hoobaan iyo midho macaanee horaadkeedaan jaqooo wanaagbay igu habtoo anoon hurdo seexanbay awgay u haraadayee hooyadu waa lama huraan hooyo hooyo halyay dhala weeye hooyo hiigsiga nolol weeyi hooyo hilinka guusha hooyo hoy weeyaan lagu hirtee ALLOW hab i bara janee aaamiin ALLOW hab i bara janee ALLOOOOOOOOW Hoooooyo
Queue is empty
-- / --