Heesta Heybis - Lyrics
hubaashii hubaashii midaan rabayeey
haween aan ka doortaa rabi igu hagaaja
hanka la isku doortiyo midkaan haybinaayo
way inoo hagaagtee
haldhaa waad i deeqdee hawshii karaystee
hiilkii naftaydow hogaanka ii qabo
hablaha hargaysoo idil hormoodkan ka dortay
hanteen calaf u yeeshay
habeen dhalad ayaanloo aqal loogu hoydaad
hor allee u mudantahay hanadow u mudantahay