Sidaan kuu calmamaday
Sidaan kuu cugtiyo
Sidaan camal sameey
Laabta kuugu culay wuu cajabay
nafluhu cisi sharaf gobaay
Nasab ciil tira Cindi ruux dhayaay
Caqli maan kabaay
Cadceed xareedii cirkaay
Cad ceedoo iftiyo
Caraay cadra qurux leheey
Guul caashaqiyo
icitiraaf cishqibaa
Hantiila cudooneey
Fatxad iGula ciid guul

Sidaan kuu cuskaday
Caynkaan kuu jantiyo
Sidaan ciriq dhayaay
Kuugu dhigay cindiga
Wuu cajabay nafluhu
Caawiya kabaay Cindi kaafiya
Caqli hanad ladhaay cadka inan dhaba
Xiisee yaha naftaay
Xumaan caasiya
Cimri dhaqan was tiyo
Cadkii gaaridaay
Guul caashaqiyo citiraaf
Cish qibaa
Hantiila
Cudooneey
Farxad ugu la ciid guul
Guul

Exit mobile version