VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ictiraaf jacayl - Lyrics

sidaan kuu calmaday sidaan kuu cugtiyo sidan camalsaneey laabta kuugu culay uu cajabay nafluhu cisi sharaf gobaay nasab ciil tiraay cindi ruux dhayaay caqli maan kabaay cadceedoo soo baxdiyo cadrad quruxleheey guul caashaqiyo citiraaf cishqibaan hantinay cudooneey farxad igula ciid guul guul sidaan kuu cuskaday caynkaan kuu jantiyo sidaan ciriq dhayaay kuugu dhigay cindiga uu cajabay nafluhu hooy uu cajabay nafkuhu caawiyaay kabaay cindi kaafiyaay caqli hanad ladhaay codkar inan dhabaay ciseeyaha naftaay xumaan caasiyaa cilmi dhaqan watiyo cadkii gaaridaay guul caashaqiyo citiraaf cishqibaan hantinay cudooneey farxad igula ciid guul guul
Queue is empty
-- / --