VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idaaya - Lyrics

intay daymadu dhawdahay intu jacaylku dagan yahay inta dulmi caashaqu badan yahay ama dookh lacag yahay duunyadu seeg tahay daaya dantii ha hadlee daaya i daaya anigu dood ma karaayo jamashadan diciifka waan u diiday naftee intuu danyare dhibanyahay dala siyowguna badan yahay intuu damiirkuna iib yahay intay dadnimadu maqan tahay intay doorashadu xidhantahay inta danbi caashaqu badanyahay ama duudsi cadi jiro gaajaduna hayn tahay anigu daal ma awoodoo adoonka oon ka dhibtoodo waan u diiday naftee by masuul.com
Queue is empty
-- / --