VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ii noqo - Lyrics

adaan kuu jecelahay jecelahay aduunkoo naf ku ogolbaa ogolbaa ku eeganaysoo adaa qalbigiyo uurkayga hantoo ayniga ragaan ragaan ragaan ragaan kaan ishaartayoo afka kaa kaama dhigo amaantaadeee adaan dunidaba ax dunidaba adaan dunidaba dunidaba dunidaba dunidaba kaligaa aaminee ii noqo ii noqo ii noqo aayaha midaan irkoodo ii noqo ii noqo ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo ii ahaw udgoon intifaac lahoo ii noqo midaan ii noqo ii noqo ii noqo midaan midaaan abidkay abidkay la jiro ii noqo midaan abidkay abidkay la jiro idilkood haweenkaba taan ku uursamaa asaagay adaan hooy adaan kaa astaystayoo adaaa unugyada inanyhay hadhsadoo dhaayaha awgaa awgaa awgaa u ilmaynayoo ilwaad qurux quruxeey indhaha deeqaay adaan dunidaba ax dunidaba adaan dunidaba dunidaba dunidaba dunidaba kaligaa aaminee ii noqo ii noqo ii noqo aayaha midaan irkoodo ii noqo ii noqo ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo ii ahaw udgoon intifaac lahoo ii noqo midaan ii noqo ii noqo ii noqo midaan midaaan abidkay abidkay la jiro ii noqo midaan abidkay abidkay la jiro
Queue is empty
-- / --