logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inay damqatooy bal diirto mp3 ahaan

Sawirka C/raxmaan oday

C/raxmaan oday

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Inay damqatooy bal diirto lyrics

Ineey damqatoy bal diirto
Calaacal maxaan u daaray
Maxaan cabashada uduubay
Maxaan diray heeso caashaq
Lyrics by Masuul.com

Intaan dadka dhawaaday
Maxaan gaar ugu dansheegtay
Maxaan dumarka uga caagay
Darteed u baqoolay maalmo

Maxaan diidin dearly bby
Ku daalay jacaylka dooji ku daalay

Anoo daayacay naftayda
Maxaa teeda uun difaacay
Dantayda intaan illaaway
Maxaan iyada uun daryeeelay

Intaan araggeeda doonay
Maxaan daydayaa warkeedaa
Intaan suugaan deliishay
Ammaanta maxaan la doontay

Maxaan diidin dearly bby
Ku daalay jacaylka dooji ku daalay..

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --