VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl kuma hago - Lyrics

jacaylku kuma hagaago jikaariyo hadal jareexa jujuubmaha ku samaado jidkiisuna maaha kaase adoon nafta jaah wareerin jaraha caashaqa il duufin ha u jabin nacabiyo shisheeye intaad soo jeedi leeday intaad jar iyo qaw ha iska tuurin intaan soo jiido leeday nacaybka ha sii jibaarin jacaylku kuma tanaado jirab iyo dood aan joogan jamashana kuma timaado jawaabaha cadhada beera adoon i jidiin qalalin hadalaan macno ku jirin jujuubiyo muran xal moodin
Queue is empty
-- / --