VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma adaa dartaa udaalanahay - Lyrics

Adaan dartaa u daalanahoo Dawooy kalgacaylka ula derisee Dareen ku raboo Ku doorbidayaa Wixii danbi dhacay Indhaha ka dadooo Daniyo carabba Is diidi karee Intaad dudi lahayd Anaa daganee Dadnimaa sharaflee Macaan i dawee Adaa dookhiyoo Naftayda dabroo Laabtayda degoo Dabiibay wadnahay Jacayl digashiyo Damqaad magayee Duliyo samiryeelo Waa dahabee Daniyo carabbaa Is diidi karee Intaad dudi lahayd Anaa daganeee Dadnimaa sharaflee Macaan i dawee...
Queue is empty
-- / --