VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahuraan - Lyrics

Qurux waa midabkaaga Murti waa eraygaaga Ma dawaa hadafkaaga Ma dawaa hadafkaaga 2× Maamuus waa hidahaaga Milgo waa dhaqankaaga Karti waa martidaada Macaleek hadalkaaguu Maqalkuu kordhiyaaye Maqalkuu kordhiyaaye Macaleek hadalkaaguu Maqalkuu kordhiyaaye 2× Nafaheen umi weeyee Mahuraan xubigeenu Nafaheen umi weeyee Mahuraan xubigeenu Mahuraan xubigeenu Mahuraan xubigeenu Madhafaan is dhaweeyee Mahuraan xubigeenu Madhafaan is dhaweeyee 2×
Queue is empty
-- / --