Qurux waa midabkaaga
Murti waa eraygaaga
Ma dawaa hadafkaaga
Ma dawaa hadafkaaga
2×
Maamuus waa hidahaaga
Milgo waa dhaqankaaga
Karti waa martidaada
Macaleek hadalkaaguu
Maqalkuu kordhiyaaye
Maqalkuu kordhiyaaye
Macaleek hadalkaaguu
Maqalkuu kordhiyaaye
2×
Nafaheen umi weeyee
Mahuraan xubigeenu
Nafaheen umi weeyee
Mahuraan xubigeenu
Mahuraan xubigeenu
Mahuraan xubigeenu
Madhafaan is dhaweeyee
Mahuraan xubigeenu
Madhafaan is dhaweeyee
2×
