Heesta Maxaa diray - Lyrics
Ineey damqatoy bal diirto
Calaacal maxaan u daaray
Maxaan cabashada uduubay
Maxaan diray heeso caashaq
Intaan dadka dhawaaday
Maxaan gaar ugu dansheegtay
Maxaan dumarka uga caagay
Darteed u baqoolay maalmo
Maxaan diidin dearly bby
Ku daalay jacaylka dooji ku daalay
Anoo daayacay naftayda
Maxaa teeda uun difaacay
Dantayda intaan illaaway
Maxaan iyada uun daryeeelay
Intaan araggeeda doonay
Maxaan daydayaa warkeedaa
Intaan suugaan deliishay
Ammaanta maxaan la doontay
Maxaan diidin dearly bby
Ku daalay jacaylka dooji ku daalay.....