VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ninkeed - Lyrics

Nasiyaay nageeyaay Nafta raali gali yaay Niyadana qaboojaay Nasab qaaliyaa tahay Noloshaydii baa tahee oo nuurka dhaayaha Nalka kaabaatahee Naxdinkuu ma quudho Marna eray NACA Tokyo Qalbiga nabar ku beers Naxli reeba kuma dhaho adna kaama naawilo Nasiyaay nasteexooy Nacabka iga hii. Jaay Nidigayga dee qaay Qalbi naaxiyaad tahay Gaari nolosha nolol loogu waa riyo Ninkeed Kaaba tahee Naxdin kuu ma quudhoo Marna eray nacatooyo Qalbiga nabarku beeroo Naxli Reeba kuma dhaho Adna kuma naawilo
Queue is empty
-- / --