Nasiyaay nageeyaay
Nafta raali gali yaay
Niyadana qaboojaay
Nasab qaaliyaa tahay
Noloshaydii baa tahee
oo nuurka dhaayaha
Nalka kaabaatahee
Naxdinkuu ma quudho
Marna eray NACA Tokyo
Qalbiga nabar ku beers
Naxli reeba kuma dhaho

adna kaama naawilo
Nasiyaay nasteexooy
Nacabka iga hii. Jaay
Nidigayga dee qaay
Qalbi naaxiyaad tahay
Gaari nolosha nolol loogu waa riyo
Ninkeed Kaaba tahee
Naxdin kuu ma quudhoo
Marna eray nacatooyo
Qalbiga nabarku beeroo
Naxli Reeba kuma dhaho
Adna kuma naawilo

Exit mobile version