VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qayb iga midaad tahee - Lyrics

Qalbigaan ku raaciyoo Qudhaydaa ku jeceloo Kaa doortay qayrkaa Qaxar middaan laheyniyee Qurux aan ba ayniyo Qiimo loo siyaadshaa Qancisay naftaydoo Qayb igamidaa tahoo Qiimee naftaydoo Qadari jacaylkoo Dad neceb qilaafkoo Qaybsada jacaylkiyo Qooys aynu noqonee
Queue is empty
-- / --