VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safar - Lyrics

in kastood i sidatood caashaqu i kaa sudhay sina iigumaad tudhin igu saydhay wacadkii jacaylkii i saanyaday la dhaqaaqday saakoo socotayoo ma joogtide safarkaagu guul wacan safka calafkaa waad heli aniiguna nasiibkay samir laabta galiyee nasri eebe waan sugi subaxduu imaadaba inkastoo sabaalaha caashaqu i saaqo hablla sabada joogaba kaa soocday kaligaa sahankiyo jacaylkii maad suura galine sibiq uga dhaqaaqdee kaa saaray maanka sahandambe iyo ayaankaa aniiguna nasiibkay samir laabta galiyee nasri eebe waan sugi subaxduu imaadaba aniiguna nasiibkay samir laabta galiyee nasri eebe waan sugi subaxduu imaadaba
Queue is empty
-- / --