Heesta Waayaha - Lyrics
Waheey waayuhu muxuu
Intaa waagii baryaba
Wax cusub kuusoo wadaa
Ma anaa weligeey is iri
Wacantaad wada waddeen
Weedhaha fiican kutiri
Iyana waayahay kutiri
Warmeey kula gaadaysaa
Ilaah baan wekiishadayoo
Wadeecada iga duwee
Dhibbaa iisoo waddee
Weynuhu soow ima badbaadin
Waheey naftii
Aan wad helin
Weeydiisata eebaheed
Xumahaa laga weeciyaa
Ma anaa waaqaygeeyba fialy
Inaad waran sidatiyoo
Halbawlaha waaxyaha iyoo
Wadnaha dhiigga habaa
Hoheey islahayd kugooo
Ilaahbaan wekiishayoo
Wadeecada iga duwee
Dhibbaa iisoo waddayee
Weeynuhu soow ima badbaadin