VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaanu baahan - Lyrics

Kalgacaylka ku beeran Bartaa wadnahayga Dhexdiisa ku baahay Bogaaga ku seexi Dhexdiisa ku baahay Bogaaga ku seexi 2x Bil khayriyo heedhe Bishaaro wanaagsan Intaad ku binayso Binayso ku binayso Bogaadi dhankaaga 2x Baxnaani baxnaani Naftayda baxnaani Kalsoonida buuxi buuxi buuxi Macaan barbarkaaga Ku biiri wanaaga Macaan barbarkaaga Ku biiri wanaaga 2x Qof kuu boholyoobay U baahan codkaaga Si uu u bogsoodo Sawirkaaga ku baano Si uu u bogsoodo Sawirkaaga ku baano sawirkaaga 2x Sidaan ugu baahdo Adaa ugu baahan Sidaan ugu baahdo Adaa ugu baahan Baahuu ka dhashaayee Yaan u baahan jacaylku Ka dhashaayee Baahuu ka dhashaayee Ka dhashaayee Baahuu ka dhashaayee Sidaan kuugu baahdo Adaa iigu baahan Baahuu ka dhashaayee Yaan u baahan jacaylku Ka dhashaayee Baahuu ka dhashaayee Ka dhashaayee Baahuu ka dhashaayee Sidaan kuugu baahdo Adaa iigu baahan Sidaan ugu baahdo Adaa ugu baahan Baahuu ka dhashaayee Yaan u baahan jacaylku Ka dhashaayee Baahuu ka dhashaayee Ka dhashaayee Baahuu ka dhashaayee
Queue is empty
-- / --