Kalgacaylka ku beeran
Bartaa wadnahayga
Dhexdiisa ku baahay
Bogaaga ku seexi
Dhexdiisa ku baahay
Bogaaga ku seexi
2x

Bil khayriyo heedhe
Bishaaro wanaagsan
Intaad ku binayso
Binayso ku binayso
Bogaadi dhankaaga
2x

Baxnaani baxnaani
Naftayda baxnaani
Kalsoonida buuxi buuxi buuxi
Macaan barbarkaaga
Ku biiri wanaaga
Macaan barbarkaaga
Ku biiri wanaaga
2x

Qof kuu boholyoobay
U baahan codkaaga
Si uu u bogsoodo
Sawirkaaga ku baano
Si uu u bogsoodo
Sawirkaaga ku baano sawirkaaga
2x

Sidaan ugu baahdo
Adaa ugu baahan
Sidaan ugu baahdo
Adaa ugu baahan
Baahuu ka dhashaayee
Yaan u baahan jacaylku
Ka dhashaayee
Baahuu ka dhashaayee
Ka dhashaayee
Baahuu ka dhashaayee

Sidaan kuugu baahdo
Adaa iigu baahan
Baahuu ka dhashaayee
Yaan u baahan jacaylku
Ka dhashaayee
Baahuu ka dhashaayee
Ka dhashaayee
Baahuu ka dhashaayee

Sidaan kuugu baahdo
Adaa iigu baahan
Sidaan ugu baahdo
Adaa ugu baahan
Baahuu ka dhashaayee
Yaan u baahan jacaylku
Ka dhashaayee
Baahuu ka dhashaayee
Ka dhashaayee
Baahuu ka dhashaayee

Exit mobile version