VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

hooy dhacdooyinku waa rasmiyee anoon rajo guur karabin heey yartaan roonaansho bido markaan baadheen roqroqay waxan raaliyo ku idhi runtii waa xural cayn markuu rabiqeed allkumay waa xural cayn ninkii raliyada xasnada ruqtiisa kuraawisoo gobweeyaan raas qaboow dirweeyaan raad qaboow aduunyadu waa raxliyee ruqtaan kubarbaaiyo anoo raaswaca kunool sidaan ahay ruux lamaray waxa reenka iigu wacan rutii waa rasamaal ramash iyo raaxo guur waa raasamaal
Queue is empty
-- / --