VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

sidii dhabi qudh u baxoo qar iyo buur dheer ku yaal hablihii waaad qarisayoo koobkii quruxdaad sidaa hudaaay qiimaha haween adaa qayb libaax heloo qadarinbaad mudantoo qofaan kuu dhigo la waa qayrkaabaan kaa xushoo naftaa kugu qanacdayoo jidhk hadii la qalo qalbiga adigaa ku qoran indhuhu ruuxay qabtaan qudhaadaan ugu jecloo qalbigu uu kugu nastaa calooshaad qaboojisaa halbawlaha qaybiyee dhiigaba qaadaad wadaa sidii qorax soo baxdoo falaadho qafiifa iyo shucaac qalimo le dirtoo xariir qooraansataa qumaneey lagu moodayo QANIGU siduu kuu khalqee xabiibi laguu qorqoray quruumo dhanbaa fajacay qaabku ALLE kuu dhashiyo siduu QAADIR kuu sarjaray habluhu waxay ka qajilaan inay qormo kula maraan
Queue is empty
-- / --