VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somaliland - Lyrics

dunida salawbaa ka dhacay seeskaa nabada la tiray suulaa laga tagay wanaag xiligan seefta milgo le wadkaa loo sacab tumaa suugbaa lagu maamulaa ninkii sado doonayaa sadqada hanadu qalaa sul cawraa dunidaa rogay wuxuu saatolay dul dhigay dadaan soortiiba hayn RABOW soomaliland ka nabad gali siica dhacay ALLAHAYOW samato bixi soomaaliland RABOW sarseer ha badin soomaliland salaamaad bikuli aafaad soomaaliland sadheeyee qofkii wacnaa sumeeyay dadkii mudnaa kooxaa la samaystayoo sadbay diintee gasheen soomaalida guud ahaan xalkeedii la saari waa xadhigan qoortayda sudhan inaan sito waan arkaa suuryada kii xidhay ma ogi sirtana wali cidi ma garan adaa SAATIROW RABOW soomaalida guud ahaan ka qaad saymaha ku dhacay
Queue is empty
-- / --