VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamaadee cover - Lyrics

Jamaadeey jamaadeey Wax jaceyl aan moodaa Intuu jilibka ii dhigay Ijibaaxay anigee Jiribtiyo dhibtaan qabao Jini qabeysa beeliyo Aan jimic sanaayaa Jeeyahaa isaaree Jamaalkaagu inan yahy Igu noqay mid jooharad Wadnaheyga u jiifee Cilmi kii jilbaha u dhiga Jara ii maleygoo Jeegadaa isaaree Jamaadeey jamaadeey Jamaadeey Jilaal abaariyo Jabad laga hayaamiyo Waxa jabaq lasoo maray Jar baad iyo caraababa Jidkaa waxaa ku so maray Haad baa jimicsi iyo taah Jabkaan aniga soo maray Jamaalkaagu inan yahay Igu noqoy mid jooharad Wadnaheyga jiifee Cilmi kii jilbaha u dhiga Jara ii maleegoo Jeegadaa isaaree Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --