VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeegadaan - Lyrics

markuu jeera dhaabuu jilif geed ku yeeshaa jiridii laxaad leh jabi waayi maysee jir jirkiyo dartaa baan jeegada u aalaa jalkii qaadan waayee sidaan kuugu jeelee jiro ii haleeshay naftu kuu jeclaatiyo sidaad iiga jeedaa isku jaadba maahee jaleecada xagaagay indhihii jiraanoo adigaa ijiitoo jar dheer iiga laacee jir jirkiyo dartaa baan jeegada u aalaa jalkii qaadan waayee sidaan kuugu jeelee jiro ii haleeshay naftu kuu jeclaatiyo sidaad iiga jeedaa isku jaadba maahee
Queue is empty
-- / --