muu qeeda wan arkayaa hadalka waan maqlayaa madheera ee markay ishaan ka maagayaa marbaan idhaa ma usheegataa mayee afkuna ka maagayaa mahadhada kalgacal naftaydii inay ogaatay

ma muujiyee jecelka wan maldahayaa naftayda waan maa weeliyaa

mataanuhuu ka unkamaa murugo ciil midh baan qabaa malaha xuman taniyay ban ismoodayaa midigta waan is heesanaa hadana meel fog bay jirtaa mahadhada kalgacal naftayda inay ogaatay

ma muujiyee jecelka wan maldahayaa naftayda waan maa weeliyaa

Exit mobile version