VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nawaaleey - Lyrics

ileen sow nax diniba iyo nabar hal bowlaba nabsi iyo jecelluba waalaba naf qeebsi leh x2 nacfi malaha ruuxuu ku nuux sado jaceel kuye x2 anuu igu nagaadoo inaa naabinaayee nawaalay ii dhaga nuglow x2 nacab iyo war xume side kuwii naxsininoo naxli kugu abuurinoo ina kala nagayneen x2 wadnahayga dhiigay wax kaluu dhanyaho x2 ee yaanay nacasnimo naanees ku raacine nawaalay ii dhaga nuglow x2
Queue is empty
-- / --