VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taan ujiir goayee cover - Lyrics

tagay ceelashaa bariyoo baryana tagay ceelashaa bariyoo buuhoodle buuraan ka haybsadayo biyana dhuray dhirta caynabo oo ka baaqay banaanadii hawdoo biimeeyay naftan bogsiin jirayee waa jacaylkaaagee taan u jiidh go'ayee ala janooy aawada ma jiifsada e qatankee la qaawanyahiyo dharaarta qatankee la qaawanyahiyo dharaarta qoraxdiyo qudhaanjo maqnayn qudhaydaad goysaybaa laguu qabanoo malaa'igta qalinka loo dhiibiyo ILAAHA qaadirkina wax qarin maayoo qiilaad ku baxdaana kuuma qornee qawlkeebaad la hor tagi qiyaamaha e jawhariyo luulaay waa jacaylkaagee ala janooy aawadaa ma jiifsadee hooto geenyo halabsadayoo baabuur hooto geenyo halabsadayoo habeenkii daroor u sii hoydoo ka haw idhi hiirtii waabarigoo hadhkii maalinimo haday tahayee galool hadh dacar la hoos galayoo halkaana cabaar ku yara nastoo sidii haatufkii waxbaa ila hadloo hareertaydii eegayoo hinqadoo haleeyay hubkaan sitoo idiloo hayaan wata geenyo halabsadayoo horo u socobay yidhaahdeenoo hagaag ii tilmaamay hilinkiiyoo ku soo hirtay hugulkii reerahoo hoosaad u waraystay hoygoodoo dabadeed heelaytan u hawl galayee waa jacaylkaagee taan u jiidh go'ayee ala janooy aawadaa ma jiifsado ee
Queue is empty
-- / --