VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa nolashayda - Lyrics

Adaa wadnahayga walaaca Ka bi'iya adaa weedhayda Warkayga adeeca x2 Waxaan tabanaayo adaa Iska weela adaa warsanay Wanaaga abuura x2 Hadaan wer weraayo Adaa wal walaaya walahi Dantayda adaa igu waansha X2 Wixii idhibaaya adaa iga Weecsha adaa warsanay Jacayl iwaraabsha x2 Adaa wacad keena wadeco Ka dhowra waxaad tahay Ruuxa nafta ila wadaaga X2 Walee noloshayda adaa Ka wakiila adaa wakhti-- Gayga wadkayga hortii Leh x2 Hadaan wer weraayo Adaa wal walaaya walahi Dantayda adaa igu waansha X2
Queue is empty
-- / --