VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alalaas - Lyrics

dhaayahayga noloshaya nuurkaaga ilays weyan taan ishaarto ilaadau ogtahay olalheena caashaqu wuu is gaadho aqal weeyaan abaarni xubigeena is adeecno way ahaate afkaartu way samaate alalaasku wuu isagadhay akhlaaqsan nudkaagu imow isir goba aabaha iyo adeer hooyada wacan ka tafiirmen nin difaacshay raxmay xubigeenu nasiib weeyan taan ishaarto ajiib weyan nolol la intifacsho awlaadsan weeyaane
Queue is empty
-- / --