VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bisha malabka - Lyrics

dhaaxuu maqnaa meermeerayooo kolba meel jiree samir muujiyaa dulqaad maalayaa maantoo kalaa mudo sugayooo dharaarihii mugdiga walo meelayoo maalmahan rabaan dhex mushaaxayaa farxad miidhanbuu maankii noqdee ma dabaaldagaa waan macaan sadee meel aadan ogey mulki yeelatooo waan miirsadee mar labaad talow xaflad maan dhigtaa maalmaan xusuus dhex muquurtayoo meeha naabayaaa iga meertayaaa iga maadsatayaa murugtii badnayd waan ka maydhayoo jaceylkeenuna uu midho dhalayoo markalan hadana bishii malab ka galnay farxad miidhbuu maankii noqdeee ma dabaal dagaa waan macaan sadee meel aadan ogey mulki yeelatooo wan miyirsadee mar labaad talow xaflad maan dhigtaaa
Queue is empty
-- / --