VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf masuul - Lyrics

xasuus kugu dil ruuuxuu qalbigu kugu xidhiidhshaaye xad la dhawrto dabar lagu xanibo xeersan xeersan waxaan haysan xumad badane caashaq wadnuhu xalay la kaaraayay ALLE waxaan ka sugayaa hablaha taan xushayeen rabay XAAKIMOW ALLAHAYAW jacayl la iigu xarakeeyay xadantiyo lurbuu igu diloo waan xaraansamayee xuural cayntaan doonayee xilo u saadaashay xaaskay haday noqoto oo meher xalaaleeyo xashka mooyee xoolo iyo aduun kumaba xiiqeene xamdigaaga waan badinayaa BOQORKAYAW calaf xagay raaci
Queue is empty
-- / --