VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damaq - Lyrics

marwaan kugu dawoobaa marna kugu duroobaa waxaad doojisaa laab caashaqu ku daabacay magacaaga deeqaay mar waad dudumisaa damaqbaad ku reebtaa oo waad ku digataa naftan dabarku kuu xidhay ama dayso oo dhawr ama daa idaayoo meelkale u diga rogo doorkaygi ma aan gabin oomana dadaal yari dabci xumo umaan dhalan dadna iguma sheegayee adna waad dun adagtee isa soo dabaaloo dumar taan aqaaniyo noqo taan ku dagi lahaa
Queue is empty
-- / --