VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duca qaba - Lyrics

walee dumaroow ninkaad la dardaamaysan ninkaad la dadaalaysaan ninkaad runta daba wadaan ninkaad caqliga dabasidaan iwada guushu helaa haduu ragu doqonsana geesiyo diricbuu noqdaayo dushaii caaduu tagaa hadii uu dulqaad yara nin aan wax damqaaniyiyo duqii nabaduu noqdaa dookhana calafbaa hagee hadaad guur dadab gashaan dulqaad iyo samir lahow ninkeed dubatana ha noqon ayaan lagu odhan dagdaga ayaan lagu odhan dayacan ayaan lagu odhan dabshida ahow danaheed ku filan ahow duca qaba asturan ileyn daraajada haweenku ilayn waa wada dulqaadka xishoodku miduu dabaalay ilayn ruux kuma danbaabo ilayn dabadeed ma caayo ilayn dandaansan maayo hadii se habeen dawaafka dadkoo laday suuqa meerto intay gurigooda diido haday kolba laba ku daahdo haday duljaan la joogto habsaansho haday danayso haleeya haday ku daasho walee darajadu ka wiiqan walee ceebaha dushooda walee kii dagay tilmaan leh warkeeduna dibada yaale hadaad asturnaanta diido dibada xubnahaaga keento intaad kolba daawaneyso hagoogta hadaad ka deyso jidhkani dusha laga arkaaya inuu danbi yahay yaqiinso hadaan dalka kuu daroorin dushaadana roob ka hoorin dugsigga aqalkiyo rugtiina hadaan laga shidin dagoogna wakhtiga kali kuma daldalin duruuftuna kulama dhalan waayaha dunidiyo nuurkiisa dadkuba waa kula qabaaye ka saar noloshaada dayro ha quusanin daa'im kaasho
Queue is empty
-- / --