VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dunidayda - Lyrics

jacelka anoo kadida jaceelka anoo ududa nolosha dariskeeda bilan doc wacan tii iga tustee kusoo durug kusoo durug igu tiraay cidliyo kalinimiyo diif deertii maydhee xashaay ubaxii isha soo duwee daymada soo jiitayee idaawo yidhi dayaay dadiyo duunyiyo dal iyo aniga duni daydiyay dhexdeg laaab tayda hoo dawaaf maankayga hoo deg keen qalbigayga hoo ku liin bax dareen kayga hoo ducadii la ajiibay iyo dawadii dawadii rabi ii fidshee deg dega ii baanatee kashaydii daboolaneed gantaal ku daloolisaay xilkaan dal badee sugiyo rajadii darar tee maq need lis iyo danbar keediyay dam iyo mugdigii habeen nuurkii dooriyee diraay dad iyo duunyiyo dal aniga duni daydiyay dhexdeg laaab tayda hoo dawaaf maankayga hoo deg keen qalbigayga hoo ku liin bax dareen kayga hoo
Queue is empty
-- / --