VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Durbaan - Lyrics

naftaan kuu diray daraad galabe jacaylkan i dagee haday i damacdoo danbigay gashayban diwaan ku qoroo dacwada uga dhigay dadkii i baraye adoon ii dirayn darbaysay naftoo hurdada docda dabayshatayo dubtii i gaadhayba qalbiga damacdayo alle i dilay way daashatay naftani dareen kii durbaa ka guudbi jiray ayadoo dayax jirin ku daydayi jiray awxii doojin jiray dabarka ka furo intaan damiyaan dabool ku xdhee anoo dilanoo bilano dadka ku dhacoo adoo darayaa i daawinaysoo eegada dhabankoo ka muujinaysee dabinka ila diirsanayse anoo ku dulaysan hadaan ku dirnaa maantana dibnaha ku dayrinayo dawadu qof kalay ku duugantaho jacayl daimay dunida ka hshee ayadoo dayax jirin ku daydayi jiray awxii doojin jiray dabarka ka furo intaan damiyaan dabool ku xdhee
Queue is empty
-- / --