VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fariimaha kalgacalka - Lyrics

jacaylkan igu furmee ee ku fiday jidhkaygan ka fadhiisan waayoo waakan igu fogaadee la faltamaya dhiigee ku fogaaday laabtiyo feedhaha dhexdoodee sideen uga fayoobaan feedhaha dhexdoodee laylaay sideen uga fayoobaan naftan kula faqaysaa fikir aad ku beertee kol hadaad ku filantay faa'ido weeyee fursadeenii weeyii farxadii arooskeena saad u fiiro dheertahay waan filaayay anigguye fariimaha kalgacalka le waan ka helay fartaadii ee anshax haa cabdi fiicnaan lahaydaa inagoo filkeeniyo faceen ugu qurxoonoo isla fulinay hawlaha naftaan kula faqaysaa fikir aad ku beerteee kol hadaad ku filantay faa'ido weeyee fursad weeyi caawee farxadii arooskeena fagaaraha ma keenaa
Queue is empty
-- / --