VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gar maqaadataa - Lyrics

Intaad intaad intaad Intaad geeriyood geyootay God dheer awgaa u hoyday Intaad geeri aad ku reebtay Garaadkisa u halaabey Hadii lagu geeyo golaha xumaha Guudkaagu hanageydo wanaag Abaalka Kaa ma gali kartaa Jaceyl gar ma qadataa Intee gabadh Golongoleysa Gubtaantayada haysa qarisa Oridaa kaligeed gudeysa Gawaanka cidlo oyday Colkaa gubayana la goohdey Gorsheego dibnuhu shiix galaane Intaaso gafaad gashaye Jaceyl gar ma qadata Ogoow dhaqan waa ma guurane Intee intee geesi gabadh jeclaadey Gacmuhu ay madhanyihiin Guunyaba lahayn reerku Geel iyo fardo lagu xidhey Guurkisii halka ku lumey
Queue is empty
-- / --