VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees aroos - Lyrics

Labayahow dareen Dookh iyo kalgacal Meel.wada dajee Calaf calaf orbis iyo Raxmaay calafku Isku daray x2 Aan dabaal dagee Damaashaadka iyo Durbaan iyo mash Xarad orbis iyoo Raxmaay dadabtii Aroos x2 Isku diirsadoo isku Duugsadoo darajadii Gayaan dusha saar- Ateen dugsi wacan Kulada orbis iyo rax- Maay dugsi wacan Kulada x2 Isku dulqaata oo isu Daacadnimo isu daa- Dahshoo ismadiida Iyo noqda ul iyo diir Orbis iyo raxmaay Noqdaa ul iyo diir X2 Caashaqiinan dahab Aan is doorinayn Kalgacayl aan damin Dagal waxii bataaa Labo isu diran ee La isku dirin da'imow Kayeel x2 Rugta aad dagtaan Inla daawadoo ubad Lagu dagoo jacayl Deer uyahay da'imow Kayeel x2
Queue is empty
-- / --