VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iceebee kumaan odhan - Lyrics

hadii aan ku caashay iceebee kuma odhan hadaan laabta kuu culay icanaad kuma odhan cugashada galgacalka igu ciil kumaan odhan cindigayga kuu bogay ku ciyaar kumaan odhan inkastoon caloolyaw iyo cabasho aan qabo dib uliq cadhuuftoo cishadayda way iman hadii caadil igub simo adiguna cudooneey cadawgaaga ha u jabin hadan calanka kuu sudhay icadhoo kumaan odhan hadaab ciirsi kuba biday icel celi kumaan odhan calmashada dareenkana cirka gali kumaan odhan calooshayda kuu furan candadawl kumaan odhan
Queue is empty
-- / --