VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila duul - Lyrics

dayaxaa habeenkii dunidaba siraadee xidigaha ladarisee daruuruhu hadheeye sida aragti daymadu ishu ugu dalxiistaa maanka u daweysaa dayrtiiyoo gugiiyoo daran doori ugu dagay dal wanaag togdheero dareemada iyo ubixii doogii kasoo baxay aniguba il doogsiga sow kugu ma diirsado caasahqan daaraada naftu doonistaadii hawadaa dawaaftaa soo dooji leeyahee adiguna u noqo dabar sidaad iidanaysee dumar iiga xulataan damaashaadka awgaa dikriyaa had iyo jeer dikriyaa had iyo jeer daaloo barwaaqoo shimbiruhu dul joogan baalalayda duushaa marka ay dul marayaan sow daymo dhugashada midabkaagan dahabkaa ma dayoobo awgaa aan wada ducaynoo wixii doogl horeetana dogol caafimaadoo daadihiya kalgacalkoo wadnihii damqaniyo sii daweysa nabarada daaim aynuu barinee ila duul sidii haad cashaqan daraadaa naftu doonistaadii hawada dawaaftaa soo dooji leeyahee adiguna unoqo dabar sidaad iidanaysee dumar iiga xula taan damashaad ka awgaa dikriyaa had iyo jeer dikriyaa had iyo jeer
Queue is empty
-- / --