VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jinsiga soomaali - Lyrics

Hadaan Shiinaha dalxis ku tagoo
jikaako kormeer ku soo tirayoo
jarmalka barafkiisa soo arkayoo
Maraykan bilooyin soo joogaay
Jawiga kuma qaadan meel kamacaan
jabuuti dhulkii hanaanka lahaa

Jigjiga jidadkii hanaan ka lahaa
Hargaysa jamaalkii quruxda badanaa
Garoowe iftiinka jaaha wacnaa
Kismaayo amaan ka jirida fogaa
Muqdisho hooyadii jacaylka mudneed

Ayaan ahay ruux ka soo jeedoo
Jinsiga ka ahay Soomaalidaand maqshayn
Dadkaynu waa jiraa muslimoo
Jab iyo qarax soo arkoo is nacayn
Jahliga ka gudboo ujeeda aqoon
Jaliil ku maneestay jeeb barakoo
ee badhaadho ku jiifsan doona dhawaan

oo hidiya hoobiyaalo Hobaaligayee



Queue is empty
-- / --