Heesta Ka ilbaxay - Lyrics
ka ilbaxay jacaylkii
dartaa ii arimin jiray
ka ilbaxay amaantaan
afkaan kaa oran jiray
ka ilbaxay kubeedaya
ehelnimo aan kaa sugo
ka ilbaxay ismo ogee
war mooogeee
indha li i dharaartaan
sidii aan u af duubnahay
amarkaaga fulin jiray
ka ilbaxay afaafkiyo
aqalkaad ku nooshahay
iriddiisa goortaan
qurux kugu sugi jiray
ka ilbaxay
ka ilbaxay anoon mooyeee
adoon ii ogsooneeyn
arinkayga waagaan
ergo aan udiran jiray
ka ilbaxay ilayskii
agtaada iiga bixi jiray
ka ilbaxay ilduufkaan
baryo kuu asqaysnaa
ka ilbaxay arimahaan
qabbaan kaaga dhigi jiray
ulashado warkeed dhugay
xubbigana haddaan edag
baryo uurka uga dhigay
waataan xiray albaabkii
ka ilbaxay afaafkiyo
aqalkaad ku nooshahay
iriddiisa goortaan
qurux kugu sugi jiray
ka ilbaxay...