VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maalmahii wacnaa - Lyrics

Qudh u weehatoo walbahaar qof kale la waydoowday wadno caashaqoo wacad ruux la galay walwal kala kulmoo lagu wiirsadoo qalbi waayayoo wehelkuu jeclaa wabi kala xidhoo waayahaad qabtiyo wakhtigan adagi wuu ku dhaafayaa waa san oo baryiyo maalmihii wacnaa way soo socdaan laba wadajirkiyo waxa dila kalgacal ka waantoobayoo wax hayntiyo aduun laba wali ka madhan una wiiqminoo waynahood sugayoo naf wanaagsaneey lama waarayee hadii aan wad iman waayahaad qabtiyo wakhtigan adagi wuu ku dhaafayaa waa san oo baryiyo maalmihii wacnaa way soo socdaan
Queue is empty
-- / --