VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maan lula - Lyrics

ma lulaay ku aaway ugbaad nuura hirkii nolashiyo ugbaad nasabeey nimcadu hoortiyo kaabihii noloshaay miyaan ku nacaa mar qudha oo dartaa igu laban igu naban dareen nabsiyo dartaa igu naban dartee ubaxiyo adaa naxiyo naruur u furee miyaan naxli iyo necbaansho gashaa ugbaad nasabey nusqaan ka jirow horaan nacabkii niyada u gali jacaylkan nagee ku nagee midigtii noloshaay
Queue is empty
-- / --