VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaan kuu doortay - Lyrics

maxaan kugu doortayoo anigu kuu dayn karayn dareenka maxaa igu shiday maxaad dumar dheertahoo dushaada la iigu shubayeey maxaan kuu daba socdaa mar walba kuu daydayaa oo aan daalka u maraa dawarinta ugu jiraa miyaa dadka iga xigtaa wixii aad ii dirtaba maxaan dagdag ugu ordaa dadaal anigoo ku daray wixii aan kaa dalbado maxaa buuraha ku dada sidii ruux galay dakanoo maxaan dibad meer u ahay dugaaga u weheshadaa dugsiyo meel lagu gam'iyo habeenkii dareen u tabin maxaan dibindaabyadiyo xumaanta u door bidaa oo aad dulmi uga heshaa maxaad iigu darantahoo dhibkan iigu daawataa
Queue is empty
-- / --