Heesta Meel kale u diga rogo - Lyrics
mar waan kugu dawoobaa
marna kugu duruubaa
waxaa doojisaa laab
caashaqu ku daabacay
magacaaga deeqaay
mar waa dudumisaa
damaq baad ku reebta
oo waad ku digataa
naftan dabarku kuu xidhay
ama dayso oo dhawr
ama daa idaayooo
meel kale u diga rogo