Heesta Nasab - Lyrics
midaan noolaha ka xulay
midaan niyadana u culay
midaan noloshaba u huray
midaan naawileen ka helay
raboow nabad iigu gee
midaan nacab ka jiraay
bogayga midaan ku nabay
inaad nasab jira tahay
sidaad ii mundhisaan
naflaha ugu faanayaa
nasiibkay midaan u helay
midaan naxariis ka filay
midaan naawileen hantiyay
midaan u nuglee aan rabo
raboow nabad iigu gee