nasri waye nasiib waasaco
hooy barwaaqeeda
libin harunad iwaarisaa
rabow ku waydiistaye
oo dhaxan waa iyo aroor
weyl ka hayculayee
wakhtigoo ii samaadan
raboow ku waydiistay
nimcaduna dadka qaar
way uga dartaa wana lumisaye
midaan hanuunka iga wecinban
rabow ku waydisataye
aduuna laba wada jiroo
guri calaf ku eega leh
xul gayandi wacan dhaqansan
iyo weehad iga dhaya
idajiya farxad ii wada
ugubiyoo waadna la dhersha
quruxli ii haga jacayl iwarabsha
gob wacad leh wehel daacadiyo
deersan ila waabaa
hankagada way hiidka iyo
wiiqin iga maydhaa
adaa waaxid iigu deeqo
wayne kugu mahadsha

waxna dura waxna dila
waxna daara waxna kala geeya
inaad wax na dhiba
naga weecisa
weynoo ku waydiistaye
nolol nasri iyo
ranrayn wadataba
rabiyow ku waydiistaye
farxad waarta iyo
guulan weelinban
rabiyow ku waydistay
aakhirana webiyada janada
rabiyow ku waydiistaye

Exit mobile version